Sawirro: Saraakiil Mareykan ah oo la shiray maamulka Juba * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Saraakiil Mareykan ah oo la shiray maamulka Juba

Mareeg.com: Saraakiil ka socotay milateriga Mareykanka oo shalay booqasho ku tegay magaalada Kismaayo ayaa la kulamay maamulka iyo saraakiisha hogaamisa ciidamada maamulka Jubba.

Saraakiisha Mareykanka ah ayaa waxa ay kulan gaar ah la qaateen Madaxweyne ku xigeenka Maamulka KMG ee Jubba, C/laahi Sheekh Ismaaciil “Fartaag” oo ay kala hadleen sidii maamulka Juba uga dhabeyn lahaa isku dhafka ciidamada Soomaaliya oo dhwaan lagu heshiiyey.

Dowladaha Mareykanka, Birtain, Jarmalka iyo kuwa kale ayaa la sheegay iney bixinayaan kharashka ku baxay isku dhafka ciidamada Soomaaliya.

Saraakiil USA (1) Saraakiil USA (2) Saraakiil USA (3) Saraakiil USA (4) Saraakiil USA (5) Saraakiil USA (6) Saraakiil USA (7)

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More