Sawirro: Obama oo isagoo dhallinyaro ah booqday Kenya

Read Time:43 Second

Mareeg.com: Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Kenya, ayaa lagu filaayaa inuu bilsha July booqdo Kenya markii ugu horreysay isagoo ah madaxweynaha Mareykanka.

Obama in Kenya (1)

Obama horay wuu u tegay Kenya, laakin xiulliyadaas waxey aheyd isagoo aan heynin wax xil ah ama aan gaarin xilka madaxweynaha oo hayeyey xilal hoose.

Obama in Kenya (2)

Waqtiyadii Obama tegay Kenya waxaa ka mid ahaa sandkii 1987-kii isagoo 26-sano jir ah.

Obama in Kenya (6)

Halkaas waxaa weli ku nool ayeeyadii dhashay aabbihii oo lagu magacaabo Sara Obama, isla markaana ah Muslim ah.

Obama in Kenya (5)

Sarah Onyango Obama ayaa dhalatay sanadkii (1922),  waxeyna haatan jirtaa 93 sano.

Obama in Kenya (3)

Obama in Kenya (4)

Waxey ku nooshahay deegaanka Nyang’oma Kogelo oo 30 mile u jira magaalada Kisumu, oo saaran harada Victoria.

sarah-obama

Aabaha dhalay madaxweynaha Mareykanka oo la oran jiray Barack Hussein Obama ayaa dhashay sanadkii 18 June 1936, wuxuuna dhintay 24 November sanadkii 1982, isagoo 46 jir ah.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.