Sawirro muujinaya guryo dadkii lahaa diideen in waddo la dulmariyo!

Mareeg.com: Dunida oo dhan marka la bixinayo waddooyinka muhiimka ah, waxaa qasab noqota iney waddooyinkaasi dumiyaan guryo badan oo kusoo aada halka ay marayaan.

Waxaa ka dhasha khilaaf badan, dowalduhu dadka gurayaha laga duminayo waxey siiyaan badel lacag ah ama dhul kale, hase ahaatee waxaa la isku khilaafaa tirada lacagta la bixinayo.

Mararka qaar, waxaa dhacda in xal lo waayo hal guri ama wax la mid ah, markaas dowladaha qaar ayaa wadada bixiya, iyagoo hareeraha ka mariya guriga loo maara waayey.

Ugu dambeynta waxey u badan tahay in qofka ku madax adeygay dowladda laga mowqfi adkaado oo gurigiisa ka mid ah noqdo jidka, maxaa yeelay lama deganaa karo guri ay dhinacyada ka marayaan wadooyin ay mar kasta 

Halkaan ka eeg sawirro muujinaya guryo dadkii lahaa diideen in la dumiyo oo wadoooyin lagu keenay.

Guryo (4) Guryo (1) Guryo (2) Guryo (3)

Mareeg Media