Categories
Af Soomaali

Sawirro: Milteriga Soomaaliya ee galay degmo xeebeedka Baraawe

Waa sawirro muujinaya ciidamada milateriga Soomaaliya ee 5-tii bishaan October 2014 ka qeyb qaatay qabashada degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo muddo dheer ay Alshabaab maamulayeen.

By A warsame

Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com
or Mobile :+447737886245