Sawirro: Milateriga Somalia iyo Jabuuti ee Alshabaab kala wareegay Buuloburte

Read Time:24 Second

Buulo-burte – Mareeg.com:13-kii bsihaan Maarso 2014, ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti oo ay horkacayaan taliyaha ciidamada Jabuuti ee gobolka Hiiraan Col. Cusmaan Dubad iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo labistay dharka milateriga ayaa Alshabaab kala wareegay degmada Buulo-burte, iyadoo uusan ka dhicin dagaal sidaa u weyn.

Haddaba halkaan ka daawo sawirrada ciidamada Jabuuti iyo Soomaaliya ee galay Buuloburte iyo qaar ka mid ah dadka magaalada oo soo dhaweeyey iyagoo sitay calamada Soomaaliya iyo Jabuuti.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %