Sawirro:-Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka oo goordhow furmay — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro:-Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka oo goordhow furmay

Waxaa si rasmi ah u furmay Kulanka 2-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka waxa shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

168 Xildhibaan ayaa goobjoog ka ah kulanka.

Xildhibaanada ayaa ka Doodaya xaalada amni ee dalka gaar ahaan amniga Muqdisho.

Guddoomiye ku xigeenada koobaad iyo labaad ee Golaha Shacabka ayaa goobjoog ah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!