Sawirro:-Kaamiro Ogaanaysa Farxada Qofka Iyo Murugada Oo La Soo Saaray
Qalabka wajiga lagu aqoonsan karo ayaa aad usoo kordhaya, waxaana sare u kacaya isticmaalka kala duwan ee qalabkan, waxaana hadda lasoo saaray kaamirooyin garan kara in uu qofka faraxsanyahay iyo in uu yahay qof murugsan oo halis kasoo fool leedahay.
Comments are closed.