Sawirro: Ilaalada Qaramada Midoobay ee Muqdisho

Read Time:33 Second

Muqdisho – Mareeg.com: 18-kii bishan May 2014 waxaa Qaramada Midoobay, dowladda Soomaaliya iyo Miqdowga Afrika magaalada Muqdisho ka sheegeen iney howl bilaabeen ciidamo gaar ah oo ilaalinaya shaqaalaha iyo xarrumaha Qaramada Midoobay.

Ciidamadan oo garaya ilaa 410 askari ayaa ka socda dalka Uganda, waxaana munaasabad lagu soo bandhigay lagu qabtay xerada Xalane.

Ergayga Qarmada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Kay, madaxa howlgalka AMISOM, Mohamed Sallah Annafid, wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Maxaxed Sheekh Xasan Xaamud iyo saraakiil ka socotay Uganda oo uu ka mid yahay taliye ku xigeenka ciidanka dalka Uganda, Charles Angina ayaa goobjoog ka ahaa xafladda daaha looga furay shaqa gellinta ciidamada wata koofiyadda UN-ka

Hadaba daawo sawirrada muuqaalka ciidamadan:

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.