Sawirro: Gaadiidka xamuulka ah oo daafaha Muqdisho ku xayiran! * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Gaadiidka xamuulka ah oo daafaha Muqdisho ku xayiran!

Mareeg.com: Muranka u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa gaaray inuu xayiro gaadiid farabadan oo soo geli lahaa Muqdisho ama ka bixi lahaa.

Sidoo kale, murankaan ayaa sababay iney six or ah shaqadooda u wadan waayaa dadka ku shaqeysta mootooyinka 3-da lugood leh, kuwaasoo qaar ka mid ah Mareeg Media u sheegeen in meelo badan looga qaadao lacg dhan $5 dollar oo maalin kasta ah?.

Haddaba kor ka daawo qaar ka mid ah gaadiidka ku xayirsan daafaha Muqdisho ee kala ah: Galalato oo dhanka woqooyi ah iyo Ex-kontorool oo dhanka Koonfureed ah.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!