Sawirro: Dumarka Kurdiyiinta ee ka dagaalamaya Kobane * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Dumarka Kurdiyiinta ee ka dagaalamaya Kobane

Mareeg.com:- Magalada Kobane ama Ceynul Carab ee ku taalla xadka Suuriya iyo Turkiga waxaa ku dagaallamaya dagaalyahano Kurdiyiin reer Suuriya ah iyo dagaalyahanada dowladda Islaamiga ah ee IS.

Magaaladaas waxaa ka dagaalama boqolaa dumar Kurdiyiin ah, iyadoo sidoo kale dumarka Kudiyiintu ka dagaalamaan dalka Curaaq.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!