Sawirro: Deegaanada ciidamada Puntland kala wareegeen Alshabaab

Read Time:37 Second

Mareeg.com: 1-dii bishaan October, ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa weerar ku qaaday tuulada Galgala oo ku ku taalla dhulka buuraleyda ah ee dhaca koonfurta magaalada Boosaaso, halkaas ay deganaayeen Alshabaab.

Dagaal xoog leh oo halkaas ka dhacay kadib, waxaa madaxweynaha maamulkaas C/weli Gaas ku dhawaaqay iney Alshabaab ka saareen tuulada Galgala oo fariisin u aheyd.Galgala (1)

Waxaa halkaas gaaray gudoomiyaha gobolka Barri, C/samad Galan, wuxuuna halkaas kula kulmay ciidamada halkaas la wareegay oo uu hoghaaminayey taliyaha ciidamada Puntland. Gen. Saciid Dheere.

Hadaba daawo sawirrada ciidamada Puntland oo wata gaadiid aan horay loogu arki jirin.

Mareeg Media

 

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %