Sawirro:-Dakedda Muqdisho Oo Xili Ah Shaqo Bilowday * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro:-Dakedda Muqdisho Oo Xili Ah Shaqo Bilowday

Waxaa Xalay  Munaasabad Kooban oo lagu daah furayay shaqada dekadda xiliga habeenkii ah lagu qabtay Gudaha dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ah Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka ayaa ka qeyb galay Munaasabada lagu  daahfurayay shaqada cusub ee dekadda xilliga habeenkii ah ee lagu soo soo kordhiyay,waxaana uu sheegay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka in wixii xiligaan ka dambeya ay dekadda weyn ee Muqdisho shaqeeyn doonto xili habeenka ah oo shacabka Soomaaliyeed loogu Shaqeyn doono.

Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in aysan shaqeyn mudaddii uu dalka Soomaaliya uu ku jiay bur burka.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!