
Read Time:12 Second
Mareeg.com: Shalay oo jimceh aheyd waxaa magaalada Baledweyne gaaray ciidan farabadan oo watay gaadiidka dagaalka oo ka yimid dhanka dalka Jabuuti, kuwaasoo xoojin u noqon doono ciidamada dalkaas Soomaaliya horay uga joogay.
Haddaba daawo qalabka ciidamada Jabuuti geysteen Baledweyne.

About Post Author
A warsame
Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame
Whatup :+447737886245