Sawirro: Ciidamada Itoobiya ee maalmahaan ku qulqulayey Soomaaliya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Ciidamada Itoobiya ee maalmahaan ku qulqulayey Soomaaliya

Addis Ababa – Mareeg.com: Ciidamada Itoobiya ayaa maalmahaan ku qulqulaya gobollo ka mid ah Soomaaliya oo ku kala yaalla koonfurta iyo bartmaha dalka.

 

Waxaa la leeyahay markii ay ku biireen AMISOM ayay bilaabayaan howlgallo ciidan oo ka dhan Alshabaab, waxeyna u muuqdaan kuwa intooda badan aan wada astaanka lagu yaqaano ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

 

Warbaahinta ayaa heshay sawiirrada qaar ka mid ah ciidamada Itoobiya ee todobaadkii lasoo dhaafay soo galay gobollada Baay, Bakool iyo Galgaduud.

 

Mareeg.com

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!