( Sawiro) Waa Maxeey Qodabada Ay Isku Raaceen Labada Dhinac & Gudiga Joogtada Aqalka Sare Oo Ka dheegstay Gudiga loo….
Muqdisho (mareeg news) Waxaa maanta warbixin kadhageeystay Gudigii Aqalka Sare uu uxilsaarey Xalinta Khilaafka Baarlamaanka Golaha Shacabka Gudiga joogta aqalka sare.
Gudiga waxay sheegeen iney kulamo layeesheen, Madaxweynaha, RW, Gudoomiya baarlamaanka , iyo Kuxigeenadiisa iyagoona dhamaantooda kala hadley.
1. In loo hogaansamo Dastuurka iyo Heer Hoosaadka Baarlamaanka.
2. In Amniga Golaha Shacabka lagusoo celiyo kahor Khilaafka sidii uu ahaa.
3. In laga fogaado wax kasta oo abuuri kara kala fogaansho siyaasadeed lagana shaqeeyo degnaanshaha dalka.
ugu dambeeyn qodobadan hadeey hirgalaan waxa uu xaalka u ekaan doona mid qabooba.
Comments are closed.