SAWIRO: Imaaraadka oo Saraakiil looga xiray Boosaaso
Waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso lagu qabtay Saraakiil ka socotay Dowladda Imaaraadka Carabta.
Saraakiishan ayaa sitay boorsooyin oo ay ka shakiyeen Saraakiisha Amaanka ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso.
Comments are closed.