Sawiro:- Dabaaldaga 1 luulyo Oo hada ka socoto Garoonka Koonis.
muqdisho ( mareeg ) dabaaldaga munaasabada 1 luulyo ayaa hada si toos ah uga socoto magaalada muqdisho gaar ahaan garoonka kubada cagta ee koonis.
madaxweynaha dowlada federaalka Raisul wasaaraha dowlada federaalka Wasiiro katirsan xukuumada safiiro duqa caasimada iyo bulsha reer muqdisho ayaa goobta munaasabada ku sugan.
Goor dhaw ayaa la filayaa in madaxweynaha uu ka qudbeeyo goobtan.
Comments are closed.