Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo si halis ah lagu qabtay, kadib markii... * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo si halis ah lagu qabtay, kadib markii…

Amiirkii Al-shabaab u qabilsanaa degaanada hoos yimaada degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa isku soo dhiibay ciidamadda amniga ee degmada Qoryooley.

Taliyaha ciidamadda madaniga ah ee degmada qoryooley Col- Cali Waal iyo taliyaha Ciidamadda AMISOM ayaa soo dhaweeyay.

Col- Cali wal taliyaha ciidamadda degmada qoryooley ayaa ugu baaqay dhalinyaradda hadda ku jirta duurka in ay isa soo dhiibaan si aysan udhibateen dedkooda iyo dalkooda loona fulinaayo cafis.

Taliyaha ciidamadda degmada qoryooley cali waal ayaa suura geliyay iney isa soo dhibaan saraakiisha ugu sareysay Al-shabab.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.