Sarkaal Hore Oo ka tirsanaa Ciidanka Cirka Soomaaliya Oo Ku Geeriyooday Muqdisho
Muqdisho (Mareeg News) Waxaa maantay Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Alaha U Naxariistee duuliye Sare Marxuum Maxamuud C/laahi Barre (Feytaan) alaha u Naxariistee dad badan oo isaga yaqaanaya waxay ku tilmaameen inuu ahaa nin cilmiga iyo aqlaaqda u saaxiib ah.
wuxuuna sidoo kale wax ka aas-aasay shirkadda diyaaradaha ee Somali Airline oo ah shirkad diyaaradaha uu Dalka lahaa.
Taariikhda Duuliyaha Oo dhameystiran Wararkeena dambe Ayaan Idinkugu soo gudbin doonaa.
Comments are closed.