Sarkaal Ciidan oo lagu dhaawacay Gaalkacyo

Read Time:20 Second

Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka mudug khaliif nuur shiil ayaa lagu dhaawacay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.

Saraakiil ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in Khaliif lagu dhaawacay weerar ay ka dambeeyeen Koox hubeysan.

Ciidanka xasilinta gobolka Mudug ayaa si weyn uga qeyb qaatay xasilinta Magaalada Gaalkayo oo ammaan wanaagsaneyd bilihii ugu dambeeyay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dhaawaca geysatay.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.