Safiirka cusub ee Britain oo yimid Muqdisho

Read Time:41 Second

Magalada Muqdisho waxaa todobaadkaan soo gaaray safiirka Cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya,isaga oo si rasmi ah Shaqadiisa uga bilaabay Magalada Muqdisho.

Safiirka cusub ee Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya  Ben Fender OBE ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Shaqada Cusub ee loogu soo igmaday Soomaaliya si wanagsan uu u gudan doono,kadib Muuqaal lasoo dhigay Barta Twitter-ka.

Ben Fender OBE ayaa bedelay safiirkii hore ee Soomaaliya u joogay dowladda Ingiriiska David Concar,waxaan uu horay uga soo shaqeeyay wadamo ay ka mid yihiin, Afghanistan, Iran, France iyo Sierra Leone.

Si kastaba dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay ka mid tahay Dowladaha taageera Soomaaliya,waxaana safaaradeeda ay ku taallaa Gudaha xerada Xalne ee Magalada Muqdisho oo ay u joogaan saraakiil taageera siiya Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.