Saffiir loo magacaabay koofurta suudaan-South sudan * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Saffiir loo magacaabay koofurta suudaan-South sudan

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey kana dhacday Madaxtooyada looga arrimiyo wadanka Koofur Sudan ee “J1” ayuu madaxweyne Salva Kiir Mayardit waraaqihii safiirnimo kaga gudoomay danjiraha dowlada Soomaaliya u soo magacaawday wadankan Mudane Hussein Hagi Ahmed Mohamud,

Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ahaayen wasiiro ka tirsan dowlada Koofur Sudan iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay magaalada juba ee caasimada ah.

Danjire Hussein Hagi Ahmed Mohamud ayaa sidoo kale gaarsiiyay Madaxweyne Salva Kiir fariin uu kaga siday madaxweynaha Jammhuuriyada Fadaral ka ah ee Soomaalya mudane Hassan Sheikh Mohamud.

Ahmed Lafoole

Juba-South Sudan

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!