Safarkii hungoobay ee Imaaradka iyo Puntland

Read Time:52 Second

29 March, 2021 waxaa soo gaaray magaalada garoowe caasimadda dowladda puntland wafti ka socday emirate kaas oo ka koobnaa Injineero iyo ganacsato lagu sheegay inay indha indheenayaan dekadda garacad halka ay marayso iyo inta u hartay.

Waxaa ku adkaatay inay gaaraan deegaanka Garacad si ay howlahooda usii wataan si kastaba haku dhacdo ma aysan suurta galin inay booqdaan dekadda garacad.

01 Aprill, 2021 oo maanta ku beegan waxaa dalka dib uga noqday qowlaysatadii ku talagashay inay dadka ku mara habaabiyaan maalgashadayaal ayaan nahay dhabarkana ka taagneyd shirkad horay aduunka meelo badan looga soo buriyay, ayaga oo caga jiid iyo quus taagan ayee 12:30 duhurnimo ka dhoofeen gegida diyaaradaha General Maxamed Abshir ayaga uu kicitamay dalka itoobiya una qorshaysan inay kasii dhoofaan kuna laabtaan dalkoodii emirate.

Waxaa sidoo kale dowladda puntland ku fududaatay inay sharciyaddii kala noqotay shirkadda PREMIER AIRLINES oo shalay diiday inay halis galiso diyaaradeeda ayada oo aan wax caymis ah ka haysan soomaaliya, sheektayna inaysan ka degi karin garoon muran ka taagan yahay.

DOWLADNIMADA HA SHAQAYSO!!!

W/Q: Qaaid Dalmar Ali
Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %