R/wasaare Cumar oo la kulmay boqorka dalka Sucuudiga * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

R/wasaare Cumar oo la kulmay boqorka dalka Sucuudiga

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo haatan booqasho ku jooga Sacuudiga, ayaa la kulmay u adeegaha Labada Xaram ee Shariifka ah,ahna Boqorka Sacuudiga Boqor Salman bin C/Casiis Ala Sacuud.

R/wasaare Cumar C/rashiid oo la afuray Boqorka, kadib, waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal ee Walalaha ah Soomaalia iyo Sacuudiga iyo guud ahaan qadiyadaha muhimka ah oo ay laba waddan wadagaan.

Kulunkaasi dhex maray Boqorka iyo R/wasaaraha Soomaaliya, waxa uu ka dhacay Qasriga Al-safaa ee Maka Al-mukaram.

Dhanka kale, R/wasaaraha Somaaliya oo ka Cimreystay Masjidka Xaramka, wuxuu kaloo halkaa kula kulmay Taliyaha Ciidamada gaarka ah ee Masjidka Xaramka General Mahamed Al-axmad

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!