R/wasaare Cabdiweli oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta
Mareeg.com: R/wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Abu Dabia ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
R/wasaare C/weli oo maalmahan ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa ilo xog-ogaal ah waxey Mareeg Media u xaqiijiyeen inuu maanta gaaray dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaa la filayaa in R/wasaare C/weli kala hadlo madaxda Isutaga Imaaraadka Carabta xiriirka labada dal iyo taageerada dalkaasi siiyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Wixii kazoo kordha booqashada R/wasaaraha kala soco Mareeg Media
Comments are closed.