RW Sharmarke oo gaaray Magaalada Kismaayo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

RW Sharmarke oo gaaray Magaalada Kismaayo

Muqdisho ( Mareeg)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta waxa uu gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo laleh Masuuliyiinta Maamulka KMG ah ee jubba waxaana safarkiisa uu imaanayaa xilli kol dhoweed maamulkaasi ay sheegeen in ay kalsoonida kala laabteen dowladda dhexe kadib go’aan Baarlamaanka Federaalka uu ku kala diray golihii Wakiilada Maamulka KMG ah ee Jubba.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.