RW Kheyre oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Read Time:23 Second

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magalada Muqdisho tababar ugu soo xiray boqolalaal Askari oo sigaar ah oo tababaray.

Ciidamadaan oo boqolaal gaaraya ayaa waxaa ay yihiin kuwo sigaar ah oo tababaray,isla markaana ka mid noqonaya Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya,waxaana uu mudo tababar uga socday Dugsiga tababarka Turki-Som ee Magalada Muqdisho.

Munaasabada tababarka loogu soo xireyey ciidamada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhigga ,Taliyaha Xoogga  iyo Duqa Muqdisho.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.