
Read Time:21 Second
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Doha ee Caasimada Dalka Qatar.
RW Kheyre ayaa halkaasi waxaa ku soo dhaweeyay Ku Xigeenka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Qatar.
https://youtu.be/yjY4_sM-K2Y
Labada dhinac ayaa waxey ka wada hadli doonaan xiriirka ka dhaxeeya Doha iyo Muqdisho.
Waxaa sidoo kale ay ka wada xaajoon doonaan sidii Qatar ay kordhin la heyd taageerida Dowladda Federaalka Soomaaliya.