RW Kheyre oo beeniyey in awood loo adeegsado Mucaaradka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

RW Kheyre oo beeniyey in awood loo adeegsado Mucaaradka

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa been abuur ku tilmaamey in Xukuumadda Soomaaliya ay awood u adeegsato mucaardka aan hubeysneyn ee kasoo horjeeda dowladda soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha oo wareysi siiyey tv-ga Universal ayuu sheegay in amarka dowladnimo uu yahay in markii la doonayo in dhaqaalaha horumarin lagu sameeyo la fogaado musuq maasuqa,taasina ay hormuud u tahay la-xisaabtanka dowladda

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.