RW Cumar Cabdirashid oo kusii jeeda Kismaayo (Sababta socdaalka) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

RW Cumar Cabdirashid oo kusii jeeda Kismaayo (Sababta socdaalka)

Mareeg.com: Raysulwasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubada Hoose.

Waxaa magaalada Kismaayo ka socota qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga R/wasaaraha, waxaana la sheegay inuu halkaas u tegayo wadatashi la xiriir muranka ka taagan baarlamanka Juba.

Dhawaan ayay xukuumaddu ka codsatay baarlamaanka federaalka ah ka codsatay in uu hakiyo mooshin ka dhan ah baarlamaanka maamulka Jubba oo dhawaan la soo dhisay.

R/wasaare Cumar ayaa baarlamaanka ka dalbaday in la siiyo dhowr maalmood oo ay xal siyaasadeed xukuumaddu ugu raadiso muranka ka jira dhimsaha baarlamaanka Juba oo la sheegay in Axmed Madoobe ku dhubtay.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!