Roobab mahiigaan oo ka da’ay Gobolka Galgaduud (SAWIRRO)

Read Time:25 Second

Waxaa lagu soo waramayaa in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Roobabkan oo ka curtay deegaanka Ceelhareeri ee hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ku dhintay hal ruux oo dumar ahaa.

Goobjooge ayaa u sheegay Mareeg Online in sidoo kale 4  caruur ah uu ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in biriq ay ku dhacday qoys degan Duleedka Ceelhareeri.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %