Roobab Daadad Wata Oo Ka Da’ay Deegaanada Maamulka Soomaaliland.

Read Time:27 Second

Hargeysa (Mareeg):-Roobab daadad wata ayaa waxa ay ka curteen deegaanada Maamulka Soomaaliland kuwaas oo saameyn ku yeeshay bulshada ku nool deegaanadaasi.

Wararka laga helayo duleedka Magaalada Hargeysa ayaa ku soo warramaya in Daad ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo halkaas ka da’ay ay qaadeen Hooyo iyo Caruurteeda walow ay suura gashay in la soo badbaadiyo lana dhigo Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa Roobab ba’an ay ka da’ayeen qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya kuwaas oo sababay Fatahaado iyo daadad saameyn ba’an reebay.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %