Roob lagu qabowsaday oo saaka ka da’ay Muqdisho

Mareeg.com: Roob lagu qabowsaday ayaa saaka ka da’ay magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.

Roobka oo bilowday wixii ka dambeyeey 9:00 Am ee xilliga Muqdisho ayaa weli socda haataan oo saacaddu tahay 10:35 daqiiqo.

Magaalada Muqdisho oo maalmahaan kuleyl badan ka jira ayaa Alle mahadiisa maanta aad u qabowsatay, iyadoo dadkuna ay aad u farxeen.

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245