Ra’isul Wasaare Rooble oo si heer sare ah oo loogu soo dhaweeyay Masar+Sawirro

Read Time:37 Second

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran ugu soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Masar  Moustafa Madbouly iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaa.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi.

Ra’iisul Wasaaraha oo safarkiisa ay ku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta uu joogo Qaahira.

Rooble ayaa la filayaa inuu soo wanaajiyo xiriirkii Soomaaliya iyo Masar oo dano siyaasadeed uu u xumeeyay Farmaajaha kaligiis taliska ah ee Villa Soomaaliya jooga isagoo doonaya inuu waji ka sameesto Abyiga. Ityoobiya.

Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.