Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Safiir Caan Ah + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay. Waxayna ka wada hadlayn xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqayn karaan labada dawladood.
Comments are closed.