Ra’iisul Wasaare Kheye oo Maanta Tagaya Magaalo Ka Tirsan Puntland * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ra’iisul Wasaare Kheye oo Maanta Tagaya Magaalo Ka Tirsan Puntland

Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee Puntland ayaa sheegaya in Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu maanta ku wajahan yahay magaalada Qardho oo 250 KM u jirta magaalada Garowe ee xarunta maamulkaasi.

Ra`iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii dambe wuxuu booqasho ku joogay magaalada Garowe ee Puntland wuxuu sidoo kale booqasho uu ku tagi doonaa deegaano kale oo ka tirsan Puntland.

Soo dhaweynta R/W kheyre ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Qardho iyadoona amaanka magaalada aad loo adkeeyay.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!