Ra’iisul Wasaare Caan ka ahaa dalalka Carabta oo si kedis isku Casilay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ra’iisul Wasaare Caan ka ahaa dalalka Carabta oo si kedis isku Casilay

Ra’iisul Wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah Is casilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra’iisal wasaaraha.

Xubno ka tirsan  baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday in ra’iisal wasaaruhu hor yimaado baarlamaamnka si wax looga waydiiyo qaab dhismeedka xukuumadda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More