Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Doorashada Xubnaha Labada Aqal Ee Gobolada Woqooyi + Akhri * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Doorashada Xubnaha Labada Aqal Ee Gobolada Woqooyi + Akhri

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu sheegay in Doorashada xubnaha labada Aqal ee Gobolada Waqooyi lagu qabto xarunta Ciidamada AMISOM ee Xalane.

Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa taageeray hadal kasoo baxay Odayaasha Dhaqanka ee Gobolada Waqooyi ee ahaa in Madasha Doorashadda Xildhibaanadooda lagu qabto Xeradda Xalane ee Magaalada Muqdisho.

 

Warka qoraalka ah ee kasoo baxay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa:-

dac7

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!