Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaaray Deegaanka …….

Read Time:30 Second

Wefdi uu hogaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay ka midyihiin Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa haatan gaaray Magaalada Qardho ee Gobalak Bari.

Dadweyne aad u fara badan ayaa safnaa wada uu ku socdaalayay Ra’iisul Wasaaraha iyada oo dhinacyadiisa ay ku ordayeen Fardo ay fuulaan dhalinyaro u tababaran soo dhaweynta Madaxda.

Ciidamo gaar ah ayaa Ra’iiul Wasaaraha kagasii horeyay Magaalada Qardho ee gobalak Bari oo ah xarunta dhaqanka,Dhinaca kalana Odayaal dhaqan iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka mid ah wefdiga Ra”iisul Wasaaraha.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %