Ra'iisul Wasaaraha oo wada nabadeyn iyo xal u helid joojinta dagaalka Gaalkacyo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ra’iisul Wasaaraha oo wada nabadeyn iyo xal u helid joojinta dagaalka Gaalkacyo

Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo kulan qadka teleefonka kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay inay isku afgarteen in magaaladda Gaalkacyo laga dhaqan geliyo xabad-joojin deg deg ah, iyadoo Taliyeyaasha Ciidamada GalMudug iyo Puntland lagu amray inay kala qaadaan ciidamada ku dagaalamay magaladda Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in dhawaan kulan la isugu keenayo madaxda Galmudug iyo Puntland la qaban doono, si loo dhameeyo colaadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!