Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqashadiisa u horeysay ee dibadda ah ku tagay Jabuuti — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqashadiisa u horeysay ee dibadda ah ku tagay Jabuuti

Jabuuti (Mareeg News ) Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, taasoo ah booqashadii u horeysay oo dibadda ah, tan iyo markii dhowaan loo magacaabay xilkan.



Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ah mid ballaaran oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa iyo qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad deegaanada Itoobiya

Mr Abiy Ahmed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana loo sameeyay soo dhoweyn heerkeedu sareysay.



Itoobiya iyo Jabuuti ayaa ah labo dal oo deris ah ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir wanaagsan iyo iskaashi istiraatiijiyadeed, waxaana labada dal ay dhowaan hirgeliyeen qad tareen oo isku xira labada dal.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!