
Read Time:18 Second
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta waxuu soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Wafdiga uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa si diiran waxaa loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa u gudbay Madaxyooyadda Soomaaliya, halkaasi oo kulan uu kula qaadanayo Madaxweynaha Soomaaliya.
Kala soco www.mareeg.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo

About Post Author
Tuuryare
Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa
tuuryare10@gmail.com
Whatup:00252615990842