Ra’iisal Wasaaraha Somaliya oo gaaray Garbahaarey

Read Time:27 Second

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ka ambabaxay Magaalada Kismaayo ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Garbahaarey, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa Magaalada Garbahaarey u tagay arrimaha dib u heshiisiinta Gobolka Gedo iyo dhammeystirka hannaanka doorasho ee Jubbaland, gaar ahaan kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaaladaasi.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa muddada uu ku sugan yahay Xarunta Gobolka Gedo waxaa uu kulamo kula qaadan doonnaa Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qaybaha bulshada.

Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %