Qof Afrikaan ah oo Arin uu sameeyay darteed ku helay dhalashada wadanka Faransiiska.
Muqdisho ( mareeg News ) Arintan oo soo jiiday dhamaan dadka ku nool dalka faransiiska iyo qaarada yurub aadna ay u hadal heysay warbaahinta caalmaka ayaa waxaa abaal marin lama filaan ah ku mutewstay Soogalooti u dhashay dalka Mali oo lagu magacaabo Mamoudou Gassama.
mamoudou ayaa badbaadiyay ilmo yar oo guri dabaq ah ka soo laadlaaday kasoo halis u galiyay naftiisa bad baadinta wiilkaan yar.
Waxaa xalay mamoudou loo geeyay madxweeyna dalka faransiiska Emmanuel Macron la Madaxweyne Macron oo aad u amaanay soo galootigan ayaa ku abaal mariyay dhalshada Faransiiska.
arintan ah hadal heeynta ugu badan ee warbaahinta caalmaka sidoo kalana baraha bulshada ayeey aad u qabsatay.
Comments are closed.