Qeybtii labaad Soomaali laga masaafirinayo Kenya oo ku wajahan Muqdisho

Read Time:22 Second

Muqdisho – Mareeg.com: Qeybtii 2-aad dad Soomaali ah oo dowladda Kenya ka musaafirineyso dalkeeda ayaa la filayaa iney manta gaaraab Muqdisho.

Diyaard sidda ilaa 90 qofood oo muwaadiniin Soomaali ah oo ay soo tarxiishay dawladda Kenya ayaa la filayaa iney maanta ka degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sidaan oo kale, ayaa Kenya 9-kii bishaan waxey dalkeeda ka musaafirisay 82 Soomaali ah, kuwaasoo laga dejiyeyey garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.