Qaraxii 3 aad oo muqdisho ka dhacay Iyo Chek Point-ga Sayidka Oo Rasaas xoogan ay ka Socoto
Muqdisho ( mreeg News ) Magaalada muqdisho Oo maalmahaan amaankeeda wanaagsanaa ayaa maanta waxaa ka dhacay 3 qarax oo is xiga, Qaraxyada waxaa lala eegtay sida ay wararka sheegayaan Chek Point-ga isgooska Sayidka ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa wada dadaal ay kaga hortagayaan kooxixii weerarka soo qaaday, oo qaraxyada kadib rasaas bilaabay.
Goobjoogayaal ayaa mareeg.com u sheegay in Dableey Hubeeysan ay guduha u galeen Xarunta Wasaarada arimaha gudaha ee loo yaqaano Ote-ote.
Wixii kusoo kordha wararkeena xiga ayaan idnkugu soo gudbin doonaa.
Isha ku haay Mareeg.com.
Comments are closed.