Translate to your language
Qarax xoogan oo lagu beegsaday Ciidanka AMISOM — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Qarax xoogan oo lagu beegsaday Ciidanka AMISOM

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino nuuca dhulka lagu aaso oo maanta lagu beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Qaraxan ayaa lagula beegsaday Ciidamada AMISOM inta u dhaxeysa Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyne e Gobolka Sh.Hoose.

Goobjooge ayaa u sheegay Warsidaha Mareeg Online in Ciidanku ku wajahnaayeen Garoonka Diyaaradaha ee Balidogle markii uu Qaraxa dhacayay.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxan.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxii ka dhacay Gobolka Sh.Hoose.

Balse, Weerarada nuucan ayaa waxaa inta badan sheegta Ururka Al Shabaab.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!