Translate to your language
Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Goordhow ayaa waxaa qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir waxa uu ka dhacay agagaarka Maqaayadaha Dalsan oo ku taalla inta u dhaxeysa Taalada Xaawa Taako iyo Godka Jilacow.

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu halkaasi ku qarxay,waxana qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan.

Khasaro dhinasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qaraxaas.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!