Qarax Weyn Oo Goordhow Ka Dhacay Saldhiga Degmada Waabari

Read Time:26 Second

Qarax weyn ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Saldhiga Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxaana Qaraxan ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa waxaana lagu dhuftay Saldhiga Degmada Waabari sida aan wararka ku heleyno.

Saldhiga Degmada Waabari ayaa ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxan hada ka dhacay Saldhiga Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir .

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %