Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose

Read Time:28 Second

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose  ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ka dhacay Degmada Afgooye oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada ayaa waxaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa waxa uuna ku Qarxay meel u dhow Xarunta maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ilaa iyo hada la oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa ka dhacay Degmada Afgooye .

 

Lasoco wixii ku soo kordha Insha Allaah 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %